Sida Dhawr Maalmood Gudahood Loogu Ilaawo Qofka Aad Jeceshahay

Buugani wuxuu 100% kuu balan qaadayaa inaad si dag dag ah ugu ilaawi doonto qofka aad jeceshahay xataa haddii aad u dhimanayso qofkaa.
Waxa kaliya ee ay tahay inaad samaysaa waa inaad buugan si fiican u akhrido islamarkaana aad raacdo waxa ku qoran.  Mar labaad waxaan si kalsooni leh kuugu celinayaa inaad 100% kaga bogsan doonto jaceylku haddii aad akhrido oo aad ku dhaqanto waxa buugan ku qoran.

 Raac Talaabooyinkan Si Aad U Hesho Buugan

Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay !!


Ma rabtaa inaad Guul ka gaadho nolosha
Ma doonaysaa inaad ogaato siraha dadka guulaha gaadha?
Ma rabtaa inaad ogaato sida ay u fikiraan dadka guulaha gaadhaa ?
sidoo kale ma doonaysaa inaad ogaato waxa dadka guulaha gaadhaa ay kaga duwan yihiin dadka kale?

Haddii jawaabahaagu ahaayeen HAA buugani waa buuga ugu fiican ee talaabo talaabo kuu bari doona dhamaan waxa u saamaxa dadka guulaha gaadhaa inay guul ka gaadhaan nolosha. Markaad akhrido buugan  fursadaha aad ku guulaysan doontaana waxay noqon doonaan qaar aad u heersareeya.



Raac talaabooyinkan si aad buuga u hesho una iibsato.

Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha

Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha

Miyaad ku nooshahay noloshaad jeclayd inaad ku noolaato?
Miyaad faraxsantahay? Dhab ahaan miyaad faraxsantahay?
Ma tahay noloshan aad ku nooshahay noloshaad dhab ahaan u rabtay inaad ku noolaato? 

Ma sidanaad ugu talogashay inaad ku noolaato ilaa dhamaadka noloshaada? Aroor kasta ma kacdaa adoo dareemaya inaad tahay qof ku guulaystay nolosha? Miyaad heshay wixii aad ka rabtay nolosha?

Buugan aan maanta kuu soo bandhigaya xaqiiq ahaan waa buuga ugu fiican ee talaabo talaabo kuugu sheegi doona sida loogu guulaysto waxkasta oo aad rabto nolosha.
Raac talaabooyinkan si aad buuga u hesho una iibsato.

Sida Loo Ogaado Haddii Qof Ku Jecel Yahay Saacad Gudaheed

(HAL KULAN OO KALIYA KU OGOW QOFKA KU JECEL)






Raac Talaabooyinkan Si Aad U Hesho Buugan: