Buugani wuxuu 100% kuu balan qaadayaa inaad si dag dag ah ugu ilaawi doonto qofka aad jeceshahay xataa haddii aad u dhimanayso qofkaa.
Waxa kaliya ee ay tahay inaad samaysaa waa inaad buugan si fiican u akhrido islamarkaana aad raacdo waxa ku qoran. Mar labaad waxaan si kalsooni leh kuugu celinayaa inaad 100% kaga bogsan doonto jaceylku haddii aad akhrido oo aad ku dhaqanto waxa buugan ku qoran.
Raac Talaabooyinkan Si Aad U Hesho Buugan
Qiimaha : $5 dollar oo
kaliya ( Waxa laga yaabaa in qiimuhu kordho, sababtoo xog aad u qiimo badan ayaan ku iibinayaa dhawr dollar oo kaliya)
Nooca Buuga: pdf, ebook (waxaad ku akhrisan kartaa computer-kaga iyo mobile-kaga iyadoo laguugu soo dirayo Email ama WhatsApp amaba Facebook)
Nooca Buuga: pdf, ebook (waxaad ku akhrisan kartaa computer-kaga iyo mobile-kaga iyadoo laguugu soo dirayo Email ama WhatsApp amaba Facebook)
Tirada Pages-ka: 50 Pages.
1) Si aan buuga kuugu soo dirno Nagala soo xidhiidh:
1) Si aan buuga kuugu soo dirno Nagala soo xidhiidh:
WhatsApp, Viber, ama Imo: +252634033789
Email: Saaqo033@gmail.com
Buuga waxaa laguugu soo
diri doonaa Email, ama WhatsApp Iyo Hababka kaleed codsato.
SIDA AAD KU IIBSAN KARTO:
Somaliland: haddii aad Somaliland
joogto ku iibso buuga adoo lambarkan lacagta ku soo diraya : ZAAD: 0634033789
Somalia: Dhamaan Somalia oo dhan waxad kaga iibsan kartaa lambarkan 634033789 ( Hormuud iyo Gollis-ba waad ka soo diri kartaa lacagta )
Dalka dibadiisa: Haddii aad joogto dalka dibadiisa waxaad ku soo diri kartaa lacagta xawaaladahan: DAHABSHIIL, TAAJ INTERNATIONAL,TAWAKAL EXPRESS,WORLDREMIT, BAKAAL ama TRANSFER GALAXY, kolba tii kuu suurto gal ah adoo lambarakan ku soo diraya +252634033789 (ZAAD) Magaca Aad ku soo diraysaa waa Cabdirisaq Faarax address-kuna waa Hargeisa.
Haddii aanad xawaalad ku soo diri karin waxaad la xidhiidhi kartaa qof ehelka ama asxaabta ah oo jooga Somalia ama Somaliland oo kaa soo dira lacagta anaguna markaa aanu ku soo dirno buuga.

XOG KU SAABSAN BUUGA
Buugani waa buug aad u awood badan, kaasi jaceyka ugu xun ee qof haya kaga dhigi waxaad u fudud oo qofku uu kaga bogsado todobaado haddii aanu kaga bogsanba dhawr cisho gudahoodba.Shakhsi ahaan waxaan kaga bogsadaa jaceylka ugu xun ee igu dhaca 5
cisho gudahood. Balse hore sidan uma ahaan jirin. marka uu jaceyl igu dhaco
waxaan niyad jabsanaan jiray oo murugaysaan jiray dhawr bilood ilaa aan aqoon
fiican u yeeshay cilmi nafsiga jaceylka. Buugana waxaan ugu talo galay inaan
kuugu soo gudbiyo cilmigan iyo aqoontan kugu ilawsiinaya jaceylka aad la
ildaran tahay dhawr maalmood oo kaliya.
Sideebuu Buugan Waxtar u leeyahay
haddii
dareen jaceyl oo aad u qoto dheeri ku hayay, kadib markaad buugan akhrido ee
aad samayso waxa ku qoran, gabi ahaanba wax dareen jaceyl ah u hayn maysid
qofkii aad jaclayd. xataa Haddii aad qofkaa si xad dhaaf ah u jeceshahay, kadib
markaad akhrido buugan eed samayso waxa ku qoran qofkaa aad jeclayd wuxuu kuu
noqon doonaa sida walaalkaa ama walaashaa oo kale.
Maalmo yar
kadib markaad akhrido buugan waxaad bilaabi doontaa in dareenkaagu aad u
fiicnaado. Todobaad kadibna boqolkiiba 60 ayaad bogsan doontaa. Maalinba
maalinta ka dambaysana dareenkagu wuxuu ku soo noqon doonaa sidiisii caadiga
ahayd. Waxa kaliya ee ay tahay inad samaysaa waa inaad ku dhagto waxa buuga ku
qoran.
Waxyaabaha uu buugani kaga duwan
yahay buugaagta kale.
Buugani
maaha mid ay ku qoran yihiin farsamooyin aan waxtar lahayni iyo fikrado aad si
fudud u qiyaasi kartaa , balse dhamaan farsamooyinka buugani waxay ku dhisan
yihiin cilmi nafsi iyo cilmi baadhisyo saynis ah.