Sida Loogu Guulaysto Waxkasta
Oo Aad Rabto Nolosha
Miyaad ku nooshahay noloshaad jeclayd
inaad ku noolaato?
Miyaad faraxsantahay? Dhab ahaan miyaad
faraxsantahay?
Ma tahay noloshan aad ku nooshahay
noloshaad dhab ahaan u rabtay inaad ku noolaato?
Ma sidanaad ugu talogashay
inaad ku noolaato ilaa dhamaadka noloshaada? Aroor kasta ma kacdaa adoo
dareemaya inaad tahay qof ku guulaystay nolosha? Miyaad heshay wixii aad ka
rabtay nolosha?
Buugan aan maanta kuu soo bandhigaya
xaqiiq ahaan waa buuga ugu fiican ee talaabo talaabo kuugu sheegi doona sida
loogu guulaysto waxkasta oo aad rabto nolosha.
Raac talaabooyinkan si aad buuga u hesho una iibsato.
Qiimaha : $5 dollar oo kaliya
Nooca Buuga: pdf, ebook (waxaad ku akhrisan kartaa computer-kaga iyo mobile-kaga)
1) Soo Qor Email-ka ama WhatsAppka ama Facebook-ga laguugu soo dirayo buuga adoo ku soo qoraya saddexdan hab kaad ku soo diri karto:
Email-kan: Saaqo033@gmail.com
( whatsApp) (viber)(imo) no: +252634033789
Facebook Page: facebook page
Buuga waxaa laguugu soo diri doonaa Email-ka ama habka kale eed aad codsato islamarka aad iibsato.
Somaliland: haddii aad Somaliland joogto ku iibso buuga adoo lambaradan lacagta ku soo diraya : ZAAD: 0634033789 ama EDAHAB: 9573166
Somalia: Dhamaan Somalia oo dhan waxad kaga iibsan kartaa lambarkan 634033789 ( Hormuud iyo Gollis-ba waad ka soo diri kartaa lacagta )
Dalka dibadiisa: Haddii aad joogto dalka dibadiisa waxaad ku soo diri kartaa lacagta xawaaladahan: DAHABSHIIL, TAAJ INTERNATIONAL,TAWAKAL EXPRESS,WORLDREMIT, BAKAAL ama TRANSFER GALAXY, kolba tii kuu suurto gal ah adoo lambarakan ku soo diraya +252634033789 (ZAAD) Magaca Aad ku soo diraysaa waa Cabdirisaq Faarax address-kuna waa Hargeisa.
Haddii aanad xawaalad ku soo diri karin waxaad la xidhiidhi kartaa qof ehelka ama asxaabta ah oo jooga Somalia ama Somaliland oo kaa soo dira lacagta anaguna markaa aanu ku soo dirno buuga.
XOG KU SAABSAN BUUGA
Tiiraanyada iyo murugooyinka ugu badan ee ay dadku la kulmaan intay noolyihiin waa mid ka dhalatay iyagoon ku guulaysanayn wixii ay rabeen nolosha.
Murugadu waa adigoo ka rajo wax aad dhab
ahaan u rabtay. Cabsidu waa tilmaam cadaysa inaad ka warwarayso inaanad helin
wixii aad rabtay nolosha, stresskuna waa
dareen ku haleela markaad cadaadis la kulanto adigoo isku dayaya inaad hesho
wixii aad rabtay nolosha.
Haddii aan ku qeexo farxada erayo kooban,
waxaan odhaan karaa farxadu waa helida waxa aad ka rabto nolosha.
Xaqiiq ahaan inaad ku guulaysato wax
kasta oo aad rabto noloshu maaha mid u baahan inaad yeelato awoodo gaar ah oo
aanay bili'aadanku lahayn balse gabi ahaanba waa inaad raacdo talaabooyin cayiman
oo qofkasta oo raacaa uu gaadhi karto guusha iyo waxa uu rabo nolosha, dadka
guulaha gaadhayna inoo cadeeyeen.
Buugan waxaan kuugu soo bandhigi doonaa
talaabooyin, sharciyo iyo siro ay raacaan dadka guusha gaadhaa haddii aad
raacdidna aad dhab ahaan u xaqiijin doonto waxkasta oo aad rabto inaad gaadho.
Muxuu dhab ahaan buugani kaa caawin
doonaa :
1. Buugani wuxuu kuu soo bandhigi doonaa
talaabo kasta oo aad u baahantahay inaad qaado si aad u hesho waxa aad rabto
nolosha isbadalna aad u samayso.
2. buugani ku siin maayo talooyin iyo tilmaamo
bilaa macni ama qadiimi ah oo laga yaabo inaad horaba u ogayd balse waxaad ka
heli doontaa fikrado cajiiba iyo talaabooyin practical ah oo si toos ah aad ugu
dabaqi doonto noloshaada aanad ku heli doonto waxa aad rabto nolosha.
3. Wuxuu talaabo talaabo kuugu sheegi doona
sida loo ogaado waxa aad dhab ahaan u rabto nolosha
4. buugani wuxuu kuu sheegi doonaa sida ay
wadada guushu u eegtahay iyo sidii aad naftaada ugu diyaarin lahayd wadadaa.
5. Waxaad ku baran doontaa sida loo nooleeyo
rajadaada marka ay noloshaadu mugdi gasho iyo sida loo rumaysto naftaada.
6. Buugani wuxuu talaabo talaabo kuu bari
doonaa sida ugu fiican ee loo dajiyo hadafyadaada iyo sida dag dag loogu gaadho
hadaf kasta oo aad leedahay.
7. Marka aad akhrido buugan waxaad noqon
doontaa qof aan la joojin karin ilaa uu ka gaadhayo waxa uu rabo nolosha.
Muxuu Buugani Kaga Duwan Yahay Buugaagta
Kale :
>> 100% talooyin practical ah oo ad ku dabaqi
karto noloshaada: buugani kuu sheegi maayo oo kaliya sida lagu gaadho guusha
balse wuxuu kuu sheegi doonaa talaabooyin practical ah oo waxtar leh oo aad ku
dabaqi karto noloshaada.
>> Dhamaan xogta buugani uu kuu soo bandhigi
maaha mid ku salaysan qof fikirkii balse sharciyadii ay raaceen dadka guusha
gaadhaa rag iyo dumarba.
>> Buugan waxaad ka heli doontaa dhiirigalin
aad u badan oo gabi ahaanba badali doonta qaabka aad u fikirto.
Imisa sano ayaa ka soo wareegay ilaa markii
aad go'aansatay inaad badasho noloshaada?
Imisa sano ayaa ku dhaafay adigoon wax
faa'ido leh aan qabsan.
Imisa sanuunbaa ku dhaafayay adigon ficil
dhab ah qaadin.
Haddii aad u jeelantahay inaad ku samayso
isbadal weyn naftaada oo aad rabto inaad ku guulaysato wax kasta oo aad rabto
inaad gaadho waxaad heshay fursadii ugu weyneyd. Akhri buugan oo Barro sida
loogu guulaysto waxkasta oo ad rabto inaad gaadho.